Hal milyan oo doolar oo loo qeybinayo Deegaanada Fatahaaduhu saameeyeen (Daawo Sawirada)

Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in kulan ay maanta ay isugu yimaadeen guddiga iyo guddi ay baarlamaanku usoo magacaabeen la socodka howlaha guddigu qabanayo. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa shir gudoominayay Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka … Continue reading Hal milyan oo doolar oo loo qeybinayo Deegaanada Fatahaaduhu saameeyeen (Daawo Sawirada)